HomeCaalamkaMareykanka oo doonaya Isbahaysi Cusub oo Ilaaliya Ammaanka Gacanka Carabta ilaa Geeska...

Mareykanka oo doonaya Isbahaysi Cusub oo Ilaaliya Ammaanka Gacanka Carabta ilaa Geeska Afrika

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Taliyaha Taliska Wadajirka ee Milliteriga Maraykanka, Jeneral Joseef Dunford ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan dhismaha Isbahaysi Milliteri oo badbaadiya Maraakiibta Ganacsi ee ka gudba Xeebaha ka baxsan dalalka Iiraan iyo Yemen, xilli ay Maraakiibta shidaalka weeraro kala kulmeen baddaasi. Waxa uu tilmaamay inay Qorshahaasi u gudbiyeen dalalka saaxiibaadda ee Gobalka ee doonaya sugidda Ammaanka Biyaha […]

- Advertisement -

Taliyaha Taliska Wadajirka ee Milliteriga Maraykanka, Jeneral Joseef Dunford ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan dhismaha Isbahaysi Milliteri oo badbaadiya Maraakiibta Ganacsi ee ka gudba Xeebaha ka baxsan dalalka Iiraan iyo Yemen, xilli ay Maraakiibta shidaalka weeraro kala kulmeen baddaasi.

Waxa uu tilmaamay inay Qorshahaasi u gudbiyeen dalalka saaxiibaadda ee Gobalka ee doonaya sugidda Ammaanka Biyaha Gacanka Bershiya iyo Badda u dhexeysa Gacanka Cadmeed iyo Geeska Afrika.

- Advertisement -

Jeneral Joseef Dunford waxa uu tilmaamay inay diyaariyeen Qorshaha Isbahaysiga Cusub, lana filayo in lagu dhawaaqo isbuucyo gudahooda dalalka doonaya inay ku soo biiraan Isbahaysigaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories