HomeCaalamkaBarlamaanka Lubnaan oo ka hor yimid cunaqabatayn ay Maraykanka ku soo rogeen...

Barlamaanka Lubnaan oo ka hor yimid cunaqabatayn ay Maraykanka ku soo rogeen Xildhibaano

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Guddoomiyaha Barlamaanka dalkaasi, Nabiih Berri ayaa sheegay inay cunaqabataynta Maraykanka ku soo rogeen 2 Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka iyo Sarkaal ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ay tahay fal caddaawad oo ka dhan ah dadka Reer Lubnaan. Nabiih Berri oo Isbahaysi la ah Ururka Xisbullaahi Lubnaan waxa uu tilmaamay inay Cunaqabatayntaasi tahay weerar lagu soo qaaday […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Barlamaanka dalkaasi, Nabiih Berri ayaa sheegay inay cunaqabataynta Maraykanka ku soo rogeen 2 Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka iyo Sarkaal ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ay tahay fal caddaawad oo ka dhan ah dadka Reer Lubnaan.

Nabiih Berri oo Isbahaysi la ah Ururka Xisbullaahi Lubnaan waxa uu tilmaamay inay Cunaqabatayntaasi tahay weerar lagu soo qaaday Dimuqraadiyadda Lubnaan.

- Advertisement -

Wasaaradda Maaliyadda ee Maraykanka waxay cunaqabatayn ku soo rogtay Saddex Sarkaal oo taabacsan Ururka Xibullaahi Lubnaan, waxayna kala yihiin Xildhibaan Amiin Sherri, Xildhibaan Mxaamed Racad oo ka tirsan Barlamaanka Lubnaan iyo Sarkaal lagu magacaabo Wafiiq Saad, kaasioo xiriiriya Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi.

Xildhibaanadda cunaqabataynta lagu soo rogay waxay ka tirsan yihiin Siyaasiyiinta Ururka Xisbullaahi oo Galaangal xooggan ku leh Siyaasadda iyo Awoodda Milliteri ee  Lubnaan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories