HomeCaalamkaTobanaan qof oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Masar

Tobanaan qof oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Masar

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ugu yaraan 12 qof ayaa maanta ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay Gobalka Giza oo dhanka Galbeed kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Qaahira. Wargeyska Alahraam ee ay Dowladda Masar leedahay ayaa qoray inay dadkaasi geeriyoodeen, kadib, markii ay isku dhaceen 2 gaari nooca Xamuulka. Shilkaasi ayaa dhacay, kadib, markii Gaari Xamuul oo ay la […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 12 qof ayaa maanta ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay Gobalka Giza oo dhanka Galbeed kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Qaahira.

Wargeyska Alahraam ee ay Dowladda Masar leedahay ayaa qoray inay dadkaasi geeriyoodeen, kadib, markii ay isku dhaceen 2 gaari nooca Xamuulka.

- Advertisement -

Shilkaasi ayaa dhacay, kadib, markii Gaari Xamuul oo ay la socdeen 17 shaqaale Wershadeed uu ku dhacay gaari kale.

Shilalka Waddooyinka ee dalka Masar ayaa la sheegay inay sii kordheen, iyadoo ay 3,087 qof ku geeriyootay, 12,000 oo kalena ku dhaawacmeen shilal sannadkii hore ka dhacay dalkaasi.

Warbixin kale oo ay soo saartay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa lagu sheegay in shilalkii gaadiidka ee dalka Masar ka dhacay sannadkii hore uu ka dhashay khasaaro dhan 30 Billion oo Geniga Masar, una dhiganta 1.8 Billion oo Dollar

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories