HomeWararShisheeye ka gudbi lahaa xuduudka Somalia oo Maxkamad lasoo taagay

Shisheeye ka gudbi lahaa xuduudka Somalia oo Maxkamad lasoo taagay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

2 Muwaadin oo Ugandese ah iyo mid u dhashay Koongo ayaa beeniyey inay doonayeen inay u gudbaan Somalia, balse waxay qirteen inay si sharci-darro ah ku joogeen dalka Kenya.Saddexda Eedeysane oo lagu kala magacaabo Abdu Rashiid Ssekajio, Kasereka Kanyama Adolpe oo u dhashay dalka Uganda iyo Shadrack Jacob waxay shalay ka soo muuqdeen Maxkamad ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

2 Muwaadin oo Ugandese ah iyo mid u dhashay Koongo ayaa beeniyey inay doonayeen inay u gudbaan Somalia, balse waxay qirteen inay si sharci-darro ah ku joogeen dalka Kenya.Saddexda Eedeysane oo lagu kala magacaabo Abdu Rashiid Ssekajio, Kasereka Kanyama Adolpe oo u dhashay dalka Uganda iyo Shadrack Jacob waxay shalay ka soo muuqdeen Maxkamad ku taalla Degmadda Mandera ee W/bari ee Kenya.

 

- Advertisement -

Eedeysanayaasha oo la soo qabtay bishii hore ee June 23-dii waxay beeniyeen inay Saraakisiha Boliska ka soo qabteen iyagoo ka sii gudbi lahaa xuduudka Somalia.

Dhinaca kale, saddexda Eedeysane waxay qirteen inay ku fashilmeen inay Saraakiisha ku wargeliyaan, markii ay Kenya ka soo galeen Barta Kontoroolka ee Degmadda Busia oo ku taalla xuduudka Kenya la wadaagto dalka Uganda

Si kastaba ha ahaatee, Garsooraha Maxkamadda Mandera waxa uu dib u dhigay dacwadda Eedeysanayaasha ilaa bisha soo socota ee August 8-da.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts