HomeWararSawirro:-Qaban-qaabada soo dhaweynta RW Kheyre oo ka socota Gaalkacyo

Sawirro:-Qaban-qaabada soo dhaweynta RW Kheyre oo ka socota Gaalkacyo

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa la filayaa in gelinkii dambe ee Maanta uu gaaro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo. Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdiga la socda ayaa safar dhanka dhulka ku tegaya Gaalkacyo,iyagoo ka soo ambabaxay Magaalaxa Cadaado ,halkaasi uu gaaray,isla markaana Odayaasha Cadaado ay […]

- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa la filayaa in gelinkii dambe ee Maanta uu gaaro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo.

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdiga la socda ayaa safar dhanka dhulka ku tegaya Gaalkacyo,iyagoo ka soo ambabaxay Magaalaxa Cadaado ,halkaasi uu gaaray,isla markaana Odayaasha Cadaado ay diideen inay la kulmaan Ra’iisul Wasaaraha.

- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa gaaray wafdi horudhac u ah Safarka Ra’iisul Wasaaraha,waxaana la filayaa in saacadaha soo socda uu gaaro halkaasi.

Qabanqaabada Soo dhoweynta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa haatan waxaa ay ka socotaa Magaalada Gaalkacyo,iyadoo dadweyne farabadan ay kusii qul-qulayaan Garoonka kubbadda Cagta Cabdullaahi Ciise oo loo diyaariyay in Xasan Cali Kheyre shacabka Magaalada uu kula hadlo.

Ammaanka guud ee Gaalkacyo ayaa maanta si weyn looga adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories