HomeCaalamkaHoggaamiye-kooxeed u dhashay Koongada Dimuqraadiga oo maanta la soo taagayo Maxkamadda ICC

Hoggaamiye-kooxeed u dhashay Koongada Dimuqraadiga oo maanta la soo taagayo Maxkamadda ICC

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Maxkamadda Calaamiga ee Dembiyadda Dagaalka ee ICC  ee magaalladda The Hague ee dalka Holland waxaa la filayaa in maanta la soo taago Hoggaamiye Kooxeed lagu magacaabo Bosko Nataganda, kaasi oo loo haysto Dembiyo ka dhan ah Xuquuqda Aadanaha.   Hoggaamiye-kooxeedkaasi hore waxaa lagu eedeynayaa inuu Ku-xigeen u ahaa  Maleeshiyo horey Gobalka Ituuri ee dalkaasi ka […]

- Advertisement -

Maxkamadda Calaamiga ee Dembiyadda Dagaalka ee ICC  ee magaalladda The Hague ee dalka Holland waxaa la filayaa in maanta la soo taago Hoggaamiye Kooxeed lagu magacaabo Bosko Nataganda, kaasi oo loo haysto Dembiyo ka dhan ah Xuquuqda Aadanaha.

 

- Advertisement -

Hoggaamiye-kooxeedkaasi hore waxaa lagu eedeynayaa inuu Ku-xigeen u ahaa  Maleeshiyo horey Gobalka Ituuri ee dalkaasi ka geysatay Kufsi, dilal iyo carruurta oo ay dagaal-gelin jireen.

 

Eedeysanaha oo 45 jir ah waxay dacwadiisa ka bilaabantay Maxkamadda ICC 9 sanno ka hor, kadib, markii ay Maxkamaddu amartay in la soo xiro sannadkii 2006-dii.

- Advertisement -

 

Maxkamaddu waxay la xiriireen in ka badan 2,000 oo Dhibanayaal u ah Hoggaamiye-kooxeedkaasi oo sannadkii 2013-kii isku dhiibay Safaaradda Maraykanka ku leedahay caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali.

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories