HomeCaalamkaAskar u dhalatay Suudaan oo lagu dilay gudaha dalka Yemen

Askar u dhalatay Suudaan oo lagu dilay gudaha dalka Yemen

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Maleeshiyadda Xuutiyiinta ka dagaalanta Yemen ayaa sheegtay inay duqeyn ku dileen Ciiddan isugu jiray Sudanese iyo Yemeniyiin oo ku sugnaa Xero Milliteri oo ku taaalla Deegaanka Xeyraan ee Gobalka Xaj ee W/Galbeed ee dalkaasi. Qoraal ay Xuutiyiinta soo dhigeen Bartooda Twitter-ka ayey ku sheegeen inay duqeyntaasi ku dileen 2 Askari oo Sudanese ah iyo 2 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyadda Xuutiyiinta ka dagaalanta Yemen ayaa sheegtay inay duqeyn ku dileen Ciiddan isugu jiray Sudanese iyo Yemeniyiin oo ku sugnaa Xero Milliteri oo ku taaalla Deegaanka Xeyraan ee Gobalka Xaj ee W/Galbeed ee dalkaasi.

Qoraal ay Xuutiyiinta soo dhigeen Bartooda Twitter-ka ayey ku sheegeen inay duqeyntaasi ku dileen 2 Askari oo Sudanese ah iyo 2 u dhalatay  Yemen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Maleeshiyadda Xuutiyiinta waxay caasimadda dalka Yemen ee Sanca ku soo bandhigeen Gantaalo cusub iyo Diyaaradaha Darooniska ee loo adeegsado Sirdoonka iyo Duqeynta.

Gantaallada ay soo badnhigeen waxay ugu magac daray Qudus Missiles, halka diyaaradaha Darooniska cusub loogu magac daray Sammad 1 iyo Sammad 3

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts