HomeCaalamkaMuwaadiniin u dhalatay Koonfur Afrika oo lagu dilay Magaalada Cape town

Muwaadiniin u dhalatay Koonfur Afrika oo lagu dilay Magaalada Cape town

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Booliska dalkaasi ayaa waxay sheegeen in 24-kii saacadood ee la soo dhaafay 8 qof lagu dilay magaalladda Cape town ee dalkaasi.

Toogashadaasi ayaa la rumeysan yahay inay ku lug leeyahay colaadda u dhexeysay Burcadda Hubeysan ee dhexdooda is-ugaarsada.

- Advertisement -

Afhayeenka Boliska ayaa sheegay in dadka la dilay ka mid ahaayeen 6 haween oo da’dooda u dhexeysay 18-jir ilaa 26-jir ah.

Toogashada waxaa kaloo lagu dilay nin 23-jir iyo haweeney 18-jir ah, mana jirto cid loo soo xiray dilkaasi.

Toogashadaasi ayaa timid wax ka yar hal isbuuc ah ka hor, marka uu Wasiirka Boliska ee dalkaasi, Beheki Kelebooqashadda ku tegi doono magaalladda Cape Town, si u uuga hadlo colaadaha u dhexeeya burcad ka soo kala jeeda dhowr beel.

- Advertisement -

Sannad kasta,Tobaneeyo qof ayaa lagu dilay iska horimaadyo dhex maray kooxoaha burcad ah, waxayna Madaxda Degaanka ka  codsadeen  Dowladda Qaranka inay ciiddamo Milliteri soo diraan, si wax looga qabto kooxaha burcadda hubeysan.

Sannadkii la soo dhaafay, Madaxweynaha dalkaKoonfurta Afrika, Sayril Ramafoosa waxa uu amray in la qaado Hawlgal ka dhan ah burcadda hubeysan ee ku sugan magaalladda Cape Town, si wax looga qabto colaadaha burcadda ee ku sii kordhaya magaalladdaasi

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories