HomeWararFaah faahin:-Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Faah faahin:-Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka naga oo gaaraya Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas xalay lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid  ahaa Ganacsatada dalkaas kunool. Koox Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Muwaadinka u geystay dilkan,isla markaana waxaa uu ka dhacay deegaanka Naas ee Gobolka Mpumalanga ee ka tirsan Koonfur Afrika. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu […]

- Advertisement -

Wararka naga oo gaaraya Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas xalay lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid  ahaa Ganacsatada dalkaas kunool.

Koox Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Muwaadinka u geystay dilkan,isla markaana waxaa uu ka dhacay deegaanka Naas ee Gobolka Mpumalanga ee ka tirsan Koonfur Afrika.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Xuseen Cali Saqiir,kaasi oo Muddo 8 Bil ah joogay oo kaliya dalkaas,waxaana uu ahaa ganacsade.

Sidoo kale Qof kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed oo ku sugan  Koonfur Afrikan ayaa sheegay in marxuumka marka hore lagu weeraray Goob ganacsi uu ku lahaa deegaanka Naas ee Gobolka Mpumalanga,isla markaana waxaa halkaas ka baxsatay kooxihii ka dambeeyay falka.

Inta badan Dalka Koonfur Afrika ayaa wax ka dhaca dilal kala duwan oo loo geysto Ganacsatada Soomaaliyeed ee halkaas ku leh ganacsiga kala duwan,mana jirto cid ka hadasha dilalka sida Arxan darrada ah ee loo geysanayo Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories