HomeWararDowladda oo Amar siisay Hay’adaha Caalamiga ee degan Magaalada Muqdisho

Dowladda oo Amar siisay Hay’adaha Caalamiga ee degan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa waxa loo diray Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, AMISOM, safaaradaha , shirkadaha duullimaadka sameeya iyo dhamaan hay’adaha kale. Qoraalkan ayaa waxaa Hay’addaha Sare ku xusan ee deggan Magalada Muqdisho lagu wargeliyay in aysan […]

- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa waxa loo diray Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, AMISOM, safaaradaha , shirkadaha duullimaadka sameeya iyo dhamaan hay’adaha kale.

Qoraalkan ayaa waxaa Hay’addaha Sare ku xusan ee deggan Magalada Muqdisho lagu wargeliyay in aysan u adeegsan magaca Garoonka Adan Cadde ee Muqdisho,hayeeshee ay adeegsadaan magaca ah Garoonka diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle  International Airport.

- Advertisement -

Sababta ay arrintaas u sameeyneyso dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku sheegtay inay tahay in magaca Garoonka lagu weeyneynayo Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories