HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Raashiya

Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Raashiya

Date:

Related stories

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Boliska dalkaasi ayaa sheegay inay ugu yaraan 7qof ku geeriyootay, 7 kalena ku dhaawacmeen qarax ka dhashay Gaari waday shidaal oo ku rogmaday Gobalka Severdolovk ee dalkaasi. Gaarigaasi oo  waday 500 oo litir oo Gasoliin ah ayaa la sheegay inuu dab xooggan ka kacay, xilli uu marayey waddo hayway ah oo isku xirta dEgmooyinka Karpinsk iyo Kayatym. Afhayeenka Boliska […]

- Advertisement -

Boliska dalkaasi ayaa sheegay inay ugu yaraan 7qof ku geeriyootay, 7 kalena ku dhaawacmeen qarax ka dhashay Gaari waday shidaal oo ku rogmaday Gobalka Severdolovk ee dalkaasi.

Gaarigaasi oo  waday 500 oo litir oo Gasoliin ah ayaa la sheegay inuu dab xooggan ka kacay, xilli uu marayey waddo hayway ah oo isku xirta dEgmooyinka Karpinsk iyo Kayatym.

- Advertisement -

Afhayeenka Boliska Gobalkaasi, Valery Gorelykh waxa uu sheegay inuu Dareewalka jebiyey Sharciga Waddooyinka, kadib, markii uu xakamayn waayey gaariga, taasi oo sababtay inuu gaarigu ku dhaco meel Kanaal ah.

Afhayeenka waxa uu tilmamaay inay ugu yaraan 3 qof ku geeriyootay dhacdadaasi, halka 7 kale oo uu soo gaaray dhaawacyo kala duwan iyo gubasho la dhigay Isbitaalka.

Waxa kale oo uu sheegay inay in Baaritaan kadib la ogaaday inuu Dareewalka oo 51 jir ahaa cabsanaa, xilliga uu shilku dhacayey.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories