HomeCaalamkaGuddoomiyihii Bangiga Dhexe ee Turkiga oo shaqada laga Eryey

Guddoomiyihii Bangiga Dhexe ee Turkiga oo shaqada laga Eryey

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dikireeto aroornimadii sakaayto ka soo baxday Madaxtooyadda Turkiga ayaa lagu sheegay  in Guddoomiyihii Bangiga Dhexe ee dalkaasi,Muraad Jetinkaya shaqada laga cayriyey. Dikireetadda oo lagu faafiyey Faafinta Rasmiga ee dalkaasi ayaa waxaa lagu sheegay in xilkaasi loo dhiibay Ku-xigeenkiisa oo lagu magacaabo Muraad Uysal. Lama shaacinin sababta xilka looga qaaday Guddoomiyihii Bangiga Dhexe ee dalkaasi, balse waxaa dhowrkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dikireeto aroornimadii sakaayto ka soo baxday Madaxtooyadda Turkiga ayaa lagu sheegay  in Guddoomiyihii Bangiga Dhexe ee dalkaasi,Muraad Jetinkaya shaqada laga cayriyey.

Dikireetadda oo lagu faafiyey Faafinta Rasmiga ee dalkaasi ayaa waxaa lagu sheegay in xilkaasi loo dhiibay Ku-xigeenkiisa oo lagu magacaabo Muraad Uysal.

- Advertisement -

Lama shaacinin sababta xilka looga qaaday Guddoomiyihii Bangiga Dhexe ee dalkaasi, balse waxaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay jirtay inay hoos u dhacay Lacagta Liiraha Turkisha.

Dhinaca kale, Dowladda Turkiga waxay dib-u-eegis ku hayaan qorshe Bangiga dhexe loogu wareejin lahaa lacag dhan 46 Billion oo Liira,una dhiganta 8 Billion oo Dollar, si loo kordhiyo Miisaaniyadda dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts