HomeWararAl-shabaab oo xukun Dil Toogasho ah ka fuliyay Jubadda Dhexe

Al-shabaab oo xukun Dil Toogasho ah ka fuliyay Jubadda Dhexe

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa fagaaro weyn oo ku yaalla Degmada Bu’aalle Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku toogteen nin ay ku eedeeyeen inuu ahaa Sixirow ahaa. Ninka ay Al-shabaab Goobta fagaaraha ah ay ku toogteen ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cali Xasaneey Axmed Kaaytooy oo 35 sana jir ahaa,waxaana Al-shabaab ay sheegeen in dadka ku diri […]

- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa fagaaro weyn oo ku yaalla Degmada Bu’aalle Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku toogteen nin ay ku eedeeyeen inuu ahaa Sixirow ahaa.

Ninka ay Al-shabaab Goobta fagaaraha ah ay ku toogteen ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cali Xasaneey Axmed Kaaytooy oo 35 sana jir ahaa,waxaana Al-shabaab ay sheegeen in dadka ku diri jiray Jiniga,isagoona sidoo kale dadka kasaari jiray Jiniga lacagna ugu qaadan jiray.

- Advertisement -

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay Al-Shabaab fuliyaan Xukuno noocan oo kale ah,hayeeshee dilkaas ayaa waxaa uu noqonayaa kii 14-aad oo Saddex maalin gudahood Al-shabaab ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories