HomeWararMuwaadiniin Soomaali oo ku xiran Zambia oo dib loo dhigay xukunkooda

Muwaadiniin Soomaali oo ku xiran Zambia oo dib loo dhigay xukunkooda

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

2 qof oo u dhalatay dalka Somalia iyo Guddoomiyaha Golaha Sare ee Islaamka dalkaasi, Suzyo Zimba ayaa ka soo hor muuqday Maxkamadda Sare ee dalkaasi oo ku taalla magaalladda Lusaaka. Saddexda Eedeysane waxay sheegeen inaysan gelin 13 kiis oo lagu eedeynayey inay Saraakiisha Socdaalka siiyeen Wrabixin been Abuur ah iyo inay Muhaajiriin si sharci-darro ah u soo […]

- Advertisement -

2 qof oo u dhalatay dalka Somalia iyo Guddoomiyaha Golaha Sare ee Islaamka dalkaasi, Suzyo Zimba ayaa ka soo hor muuqday Maxkamadda Sare ee dalkaasi oo ku taalla magaalladda Lusaaka.

Saddexda Eedeysane waxay sheegeen inaysan gelin 13 kiis oo lagu eedeynayey inay Saraakiisha Socdaalka siiyeen Wrabixin been Abuur ah iyo inay Muhaajiriin si sharci-darro ah u soo geliyeen dalkaasi.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha Soomaalida oo lagu kala magacaabo Cige Xuseen iyo Cumar Maxamuud waxay beeniyeen eedeymaha lagu soo oogay ee ahaa inay Fiiso u soo saareen  Muwaadiniin Soomaali oo magacyadooda lagu kala sheegay  Shaafici Xuseen, Cabdi Xasan, Mahad Ibraahim, C/fataax Yuusuf, Cali Faraax, Faysal Hassan, Abdishakur Maxamed, Xasan Maxamed iyo  Ifraax Xasan, si ay uga qeyb galaan Koorso Is-dhexgalka Dhaqanka oo lagu qaban lahaa Kulliyad ku taalla dalkaasi.

Dhinaca kale, Maxkamadda Sare ee dalka Zambia waxay dib u dhigtay dhegeysiga Dacwadaasi ilaa bishan July 10-da.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories