HomeCaalamkaMuhaajiriin ay Soomaali ku jirtay oo laga soo badbaadiyey Xeebaha dalka Tunisia

Muhaajiriin ay Soomaali ku jirtay oo laga soo badbaadiyey Xeebaha dalka Tunisia

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

  65 Muhaajiriin Afrikaan oo la socotay dooni ka soo shiraacatay Xeebaha dalka Liibiya ayaa la badbaadiyey, xilli ay doonidooda dul sabaynaysay Xeebaha dalka Tunisia. Madaxa Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Tunisia, Mustafa C/Kabiir oo la hadlay Shabakadda Wararka Bannet.net ee dalkaasi waxa uu tilmaamay inay 65 Muhaajiriin aan Nidaamsanayn laga soo badbaadiyey Badda Gobalka  Bishan July 1-dii oo […]

- Advertisement -

 

65 Muhaajiriin Afrikaan oo la socotay dooni ka soo shiraacatay Xeebaha dalka Liibiya ayaa la badbaadiyey, xilli ay doonidooda dul sabaynaysay Xeebaha dalka Tunisia.

- Advertisement -

Madaxa Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Tunisia, Mustafa C/Kabiir oo la hadlay Shabakadda Wararka Bannet.net ee dalkaasi waxa uu tilmaamay inay 65 Muhaajiriin aan Nidaamsanayn laga soo badbaadiyey Badda Gobalka  Bishan July 1-dii oo ku beegnayd maalintii Isniintii ee la soo dhaafay, isla markaana loo gubiyey magaalladda Dekedda leh ee Safaaqis oo 270-KM dhanka K/bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tunis.

Waxa uu intaasi ku daray inay Muhaajiriintaasi ka muuqatay diif , fuuq-bax iyo gaajo daran, isla markaana ay sheegeen inay doonidooda  mudddo dhowr maalmood dul sabaynaysay meel ku dhow Xeebaha dalkaasi.kadib, markii ay cilladi la soo gudboonaatay.

- Advertisement -

Mar uu ka hadlayey dalalka ay ka soo jeedaan Muhaajiriintaasi waxa uu tilmaamay inay u kala dhasheen dalalka Somalia, Sudan iyo Eritrea, iyadoo 7 ka mid ah Muhaajiriinta la dhigay Isbitaalka, kadib, markii ay la soo gudboonaatay xaallad caafimaad-darro oo ka dhalatay muddada dheer ee ay badda ku soo jireen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories