HomeWararSawirro:-Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya

Sawirro:-Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka kulan kula qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender. Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa kawada hadlay xaalada guud ee uu hada Dalku marayo iyo in la helo xasilooni siyaasadeed. Waxa uu bogaadiyay Safiirku sida uu Madaxweynuhu uga shaqeeyay wada-dagaanshaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka kulan kula qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender.

Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa kawada hadlay xaalada guud ee uu hada Dalku marayo iyo in la helo xasilooni siyaasadeed.

- Advertisement -

Waxa uu bogaadiyay Safiirku sida uu Madaxweynuhu uga shaqeeyay wada-dagaanshaha iyo in la nabadeeyo Magaalada Gaalkacyo iyo Guulaha uu ka gaaray wada hadaladii iyo dib u hishiisiinta Maamulka Ahlu-suna taas oo keentay in Maamulka Ahlu-suna uu Ciidamadooda ku wareegiyo Dowlada Federaalka ah waxa uuna sheegay in uu u arko guul usoo hoyatay Galmudug kuna timid dadaal badan uu sameeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts