HomeCaalamkaKhasaaro ka dhashay Daroon lagu weeraray Garoon ku yaalla Sacuudiga

Khasaaro ka dhashay Daroon lagu weeraray Garoon ku yaalla Sacuudiga

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ugu yaraan 9 qof oo rayid ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen duqeyn ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta saakayto la beegsadeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Abha ee Koonfurta Sacuudiga. Hadal ka soo baxay Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga ayaa lagu sheegay in duqeyntaasi ku dhawaacmeen 8 qof oo Sacuudiyaan ah iyo  qof watay Baasaboorka dalka Hindiya. Telefishinka Al-masiirah […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 9 qof oo rayid ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen duqeyn ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta saakayto la beegsadeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Abha ee Koonfurta Sacuudiga.

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga ayaa lagu sheegay in duqeyntaasi ku dhawaacmeen 8 qof oo Sacuudiyaan ah iyo  qof watay Baasaboorka dalka Hindiya.

- Advertisement -

Telefishinka Al-masiirah ee ay Kooxda Xuutiyiinta leeyihiin ayaa sheegay inay qaadeen hawlgal ballaaran oo ay Daroon ku duqeeyeen Garoonka magaalladda Abha dalka Sacuudiga.

Xuutiyiinta waxay horey weeraro Gantaalo iyo Duqeyn la beegsadeen Garoonkaasi dhowrkii isbuuc ee la soo dhaafay.

Bishii June 23-dii, Gantaal ay Xuutiyiinta la beegsadeen Garoonkaasi waxa  ku geeriyooday Muwaadin u dhashay dalka Syria, halka 21 kalena lagudhawaacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories