HomeCaalamkaSafaaradda Mareykanka ku lahaa Tunisia oo Albaabadda loo laabay

Safaaradda Mareykanka ku lahaa Tunisia oo Albaabadda loo laabay

Date:

Related stories

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Hadal ka soo baxay Safaaradda Maraykanka ku leedahay caasimadda dalka Tunisia ee Tunis ayaa lagu sheegay inay Safaaraddu maanta xirnaan doonto, marka laga reebo Adeegyadda Degdega ah. Safaaraddu waxay kaloo sheegtay in sababo dhanka Ammaanka darteeda maanta loo xiray Safaaradda. Tallaabadan ayaa ku soo beegantay, kadib, markii ay 2 weerar oo Isqarxin ah ay Khamiistii […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Safaaradda Maraykanka ku leedahay caasimadda dalka Tunisia ee Tunis ayaa lagu sheegay inay Safaaraddu maanta xirnaan doonto, marka laga reebo Adeegyadda Degdega ah.

Safaaraddu waxay kaloo sheegtay in sababo dhanka Ammaanka darteeda maanta loo xiray Safaaradda.

- Advertisement -

Tallaabadan ayaa ku soo beegantay, kadib, markii ay 2 weerar oo Isqarxin ah ay Khamiistii la soo dhaafay ka dhaceen meel ku dhow Safaaradda Faransiiska ku leeyahay magaalladda Tunis.

Kooxda Daacish ayaana sheegatay mas’uuliyadda Is-qarxintaasi, oo uu hal Sarkaal Bolis ku geeriyooday, 8 kalena ku dhaawacmeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories