HomeCaalamkaLa-yaab:-Nin door biday inuu la seexdo Kumanaan Mobaylo

La-yaab:-Nin door biday inuu la seexdo Kumanaan Mobaylo

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Nin u dhashay dalka Turkiga oo  khabiir ku ah farsamaynta Mobayladda ayaa la sheegay inuu 15-kii sanno ee ugu dambaysay bilaabay inuu kaydsado mobaylo wadartood guud dhan tahay 2,000 oo xabbo.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Ekrem Karagüdekoğlu, waxa uu deggan yahay magaalladda  2-aad ee ugu weyn dalkaasi ee Istanbul, waxa uu sheegay inuu seexdo isla qolka uu ku kaydiyo noocyadda kala duwan ee Mobayladda uu soo ururiyey 15-kii sanno ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

“Waxaan ku kaydiyaa Mobayladda qolka aan seexdo, waxay ila mid yihiin carruurtayda, Dareenkayga jacaylak ee aan u qabo lama qiyaasi karo, lamana sheegi karo” ayuu yiri Farsama-yaqaankaasi.

Noocyadda Mobayladda uu kaysaday waxaa ku jira nooca asalka ee Mobaylkii loo isticmaalay Filimkii  “The Matrix Reloaded” ee caanka baxay sannadkii 2003-dii.

Farsama-yaqanka Mobaylada ee Ekrem Karagüdekoğlu waxa uu haatan kaydsaday mobaylo uu sheegay inay qiimahooda guud gaarayo 2.5 million oo Euro, kuwaasi oo uu door-biday inuu barbar seexdo.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories