HomeCaalamkaBoqorka Sacuudiga oo Madaxweyne Farmaajo ugu hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda Qaranka Soomaaliya

Boqorka Sacuudiga oo Madaxweyne Farmaajo ugu hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda Qaranka Soomaaliya

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

U-adeegaha Labada Masjid ee Xaramaynka, ahna Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/Casiis Al-sacuud waxa uu Dhambaal Tahniyad ah u soo diray Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo uu ugu hambalyeeyey Munaasbadda Maalinta Xorriyadda Somalia oo ku beegan berrito oo taariikhdu tahay 1-da Luulyo. Boqor Salmaan  oo ku hadlayey magaca Dadka iyo Dowladda dalkiisa waxa uu Madaxweyne […]

- Advertisement -

U-adeegaha Labada Masjid ee Xaramaynka, ahna Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/Casiis Al-sacuud waxa uu Dhambaal Tahniyad ah u soo diray Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo uu ugu hambalyeeyey Munaasbadda Maalinta Xorriyadda Somalia oo ku beegan berrito oo taariikhdu tahay 1-da Luulyo.

Boqor Salmaan  oo ku hadlayey magaca Dadka iyo Dowladda dalkiisa waxa uu Madaxweyne Farmaajo u rajeeyey Caafimaad iyo Farxad iyo inay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed  ku waaraan Nabad iyo Deganaansho.

- Advertisement -

Sidoo kale, Dhaxal-sugaha Boqortooyadda Sacuudiga, Amiir Maxamed Bin Salmaan, ahna ku-xigeenka Golaha Wasiiradda iyo Wasiirka Difaaca waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u soo diray Madaxweyne Farmaajo oo uu ugu hambalyeeyey Munsasabadda Maalinta Xorriyadda Somalia oo ku beegan  1-da Luulyo.

Dhaxal-suge Maxamed Bin Salmaan waxa uu u rajeeyey Madaxweyne Farmaajo caafimaad iyo farxad iyo inay Dowladda iyo Dadka Soomaaliyeed ku waaraan Ammaan iyo Deganaansho buuxda.

Dowladda Sacuudiga waxay ka mid tahay Dowladaha Carbeed ee had iyo jeer Taageeradda Walaaltinimo la garab taagan Dowladda iyo Dadka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Xigasho: Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories