HomeWararSawirro:-Sidee RW Kheyre loogu soo dhaweeyay deegaano ka tirsan Galgaduud?

Sawirro:-Sidee RW Kheyre loogu soo dhaweeyay deegaano ka tirsan Galgaduud?

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Caabuudwaaq ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay deegaanka Huurshe iyo magaalada Xeraale ee gobalka Galgduuud. Wafdiga uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo kusoo hor maray deegaanka Huurshe ayaa waxa uu dadwaynaha […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Caabuudwaaq ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay deegaanka Huurshe iyo magaalada Xeraale ee gobalka Galgduuud.

Wafdiga uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo kusoo hor maray deegaanka Huurshe ayaa waxa uu dadwaynaha soo dhawaynayay kula hadlay meel fagaare ah.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa soo dhawaynta Huurshe kadib waxa uu gaaray magaalada Xeraale halkaas oo uu kula hadlay dadweyne aad u badan iyo xildhibaano soo dhawayn heerkeedu sarreyso u sameeyay.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa bulshada ku nool Huurshe iyo Xeraale waxa uu si isku mid ah uga codsaday in ay qaybtooda ka qaataan nabadaynta dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha dowlad gobaleed Galmudug loo dhanyahay.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa marka laga soo tago qorshaha guud ee socdaalkiisa Galmudug waxa uu Huurshe iyo Xeraale u tegay in uu dhammeeyo colaado soo noqnoqday oo dhibaata badan ku hayay dadka iyo deegaanka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories