HomeCaalamka(SAWIRO): Qaraxyo sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay caasimadda dalka Tunisia

(SAWIRO): Qaraxyo sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay caasimadda dalka Tunisia

Date:

Related stories

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Ilaa Afar Qarax oo ay ku jireen kuwo Is-qarxin ah ayaa waxay maanta ruxeen qeybo ka mid ah caasimadda dalkaasi ee Tunis. Ugu yaraan Hal Sarkaal oo Bolis ah ayaa ku geeriyooday, halka ay ugu yaraan 8 kalena ku dhaawacmeen. Is-qarxinta 1-aad waxaa la sheegay in Nin kaxaynayey gaari miineysan uu lala beegsaday gaari ay […]

- Advertisement -

Ilaa Afar Qarax oo ay ku jireen kuwo Is-qarxin ah ayaa waxay maanta ruxeen qeybo ka mid ah caasimadda dalkaasi ee Tunis.

Ugu yaraan Hal Sarkaal oo Bolis ah ayaa ku geeriyooday, halka ay ugu yaraan 8 kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Is-qarxinta 1-aad waxaa la sheegay in Nin kaxaynayey gaari miineysan uu lala beegsaday gaari ay Boliska lahaayeen oo taagnaa Deegaan la dukaamaysto oo ku yaalla bartamaha Tunis, halkaasi oo Hal Sarkaal ku geeriyooday, 4 kalena ku dhaawacmeen.

Sxaafi ka tirsan Wakaalladda Wararka AFP ayaa sheegay inuu arkay hilbo ku firirsan goobta uu qaraxu ka dhacay.

Is-qarxinta labaad waxaa la sheegay inay ka dhacday meel ku dhow Saldhig Bolis oo ku yaalla  Degmadda Al-qarjani ee magaalladdaasi, iyado oay 4 qof ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Turkiga waxay sheegtay inay Is-qarxinta 1-aad ka dhacday meel 100 tallaabo u jirta dhismaha Safaaradda Faransiiska ku leeyihiin caasimadda dalka Tunisia ee Tunis.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories