HomeWararIsku-day lagu khaarijin lahaa Madaxweynaha Venezuela oo la fashiliyey

Isku-day lagu khaarijin lahaa Madaxweynaha Venezuela oo la fashiliyey

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay Ciiddnka ammaanka fashiliyeen Isku-day lagu doonayey in lagu dilo Madaxweyne Nicholas Maduro iyo in lala wareego Talada dalkaasi. Telefishinka Dowladda waxa uu ka soo xigtay Madaxweyne Madura inay Dowladda Maraykanka ka dambeysay Shirqoolkaasi, isla markaana ay ku lug lahaayeen Saraakiil Milliteri iyo kuwo horey uga tirsanaa Ciiddanka dalkaasi. Madaxweyne Madura […]

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay Ciiddnka ammaanka fashiliyeen Isku-day lagu doonayey in lagu dilo Madaxweyne Nicholas Maduro iyo in lala wareego Talada dalkaasi.

Telefishinka Dowladda waxa uu ka soo xigtay Madaxweyne Madura inay Dowladda Maraykanka ka dambeysay Shirqoolkaasi, isla markaana ay ku lug lahaayeen Saraakiil Milliteri iyo kuwo horey uga tirsanaa Ciiddanka dalkaasi.

- Advertisement -

Madaxweyne Madura waxa kale oo uu ku eedeeyey Dowladaha Chile iyo Kolombia inay qeyb ka ahaayeen Isku-dayga Afgembigii fashilmay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories