HomeCaalamkaIs-qarxin ka dhacday bartamaha caasimadda dalka Tunisia

Is-qarxin ka dhacday bartamaha caasimadda dalka Tunisia

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu duhurnimadii maanta  isku dhinac qarxiyey Gaari ay lahaayeen Boliska oo taagnaa shaaraca ug uweyn ee Bartamaha caasimadda dalkaasi ee Tunis. Boliska dalakasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP waxay sheegeen inay dhowr Askari ku dhaawacmeen Is-qarxintaasi. Saxafi ka tirsan Wakaalladda AFP oo tegay goobta uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu duhurnimadii maanta  isku dhinac qarxiyey Gaari ay lahaayeen Boliska oo taagnaa shaaraca ug uweyn ee Bartamaha caasimadda dalkaasi ee Tunis.

Boliska dalakasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP waxay sheegeen inay dhowr Askari ku dhaawacmeen Is-qarxintaasi.

- Advertisement -

Saxafi ka tirsan Wakaalladda AFP oo tegay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay inay qeybo ka mid ah hilibka dadka lagu arkayey agagaarka gaariga qaraxa lala beegsaday, kaasi oo taagnaa Waddada Burqiiba ee u dhow qeybta gabowday ee magaalladda Tunis.

Wakaalladda Wararka REUTERS waxay ka soo xigatay Goobjoogayaal inuu qaraxu ka dhacay Wadadda Charles de Gaulle oo aan ka fogeyn Dhismaha Safaaradda Faraniiska ee magaalladda Tunis.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi waxay sheegtay inay 2 Sarkaal iyo 3 qof oo rayid ah ku dhaawacmeen Is-qarxintaasi.

- Advertisement -

Dayanka qaraxa oo aad u xoog badnaa ayaa la sheegay in laga maqlay xaafadaha ku hareeraysan halka uu qaraxu ka dhacay.

Ilaa hadda, ma jirto koox sheegatay mas’uuliyadda Is-qarxintaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts