HomeCaalamkaEthiopia oo lagu xiray Siyaasiyiin ka soo jeeda Qowmiyadda Amxaaradda

Ethiopia oo lagu xiray Siyaasiyiin ka soo jeeda Qowmiyadda Amxaaradda

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Boliska Ethiopia ayaa la sheegay inay xabsiga dhigeen 56 xubnood oo ka tirsan Xisbiga Amxaaradda ee “the National Movement of Amhara”  NMA, kadib, markii uu dhawaan fashilmay Afgembi ka dhacay Dowlad-gobaleedka Amxaaradda ee dalkaasi.

Afhayeenka Xisbiga NMA, Christian Tadele  ayaa waxa uu maanta u sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS inay qabqabashadaasi ka dhacday caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba.

- Advertisement -

Boliska dalkaasi iyo Xafiiska Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed kama aysan jawaabin codsi ku aadan inay faahfaahin ka bixiyaan Siyaasiyiinta Amxaaradda ee lagu xiray Addis Abeba.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories