HomeWararSawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Madaxa Xukuumadda Galmudug

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Madaxa Xukuumadda Galmudug

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka deganyahay Magaalada Dhuusamareeb waxa uu ku qaabilay Mdaxa Xukuumadda Gal-mudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo hoggaamiyaha Ahlusunna, Macalim Maxamuud Sheekh Xasan. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kulanka uu la qaatay Madaxa Xukuumadda Galmudug waxaa looga hadlay arrimo kala duwan,waxaana kamid ahaa […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka deganyahay Magaalada Dhuusamareeb waxa uu ku qaabilay Mdaxa Xukuumadda Gal-mudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo hoggaamiyaha Ahlusunna, Macalim Maxamuud Sheekh Xasan.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kulanka uu la qaatay Madaxa Xukuumadda Galmudug waxaa looga hadlay arrimo kala duwan,waxaana kamid ahaa sidii loo xalin lahaa Khilaaf u dhexeeya Madaxda sare ee Galmudug iyo sidii ay u dhici laheyd Doorashada maamulkaas.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas waxaa ay ku darayaan in Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Sheekh Maxamed Shaakir inta badan ay isku af-garteen qodobadii ay ka wada hadleen.

Kulankaas ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka qeyb ka ahaa qaar kamid aha Golaha Wasiirada Xukuumadda iyo xubno ka tirsan Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories