HomeWararAkhriso:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka oo shaqo joojin lagu sameeyay

Akhriso:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka oo shaqo joojin lagu sameeyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal ayaa warqad uu soo saaray waxaa uu shaqadii uga joojiyay Agaasimaha guud ee Wasaaraddaas. Karar Shukri Doomey oo ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka ayaa waxaa shaqada laga joojiyay,kadib markii ay Cabasho ka soo yeertay qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda in uu sameeyay Curyaamin shaqo. […]

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal ayaa warqad uu soo saaray waxaa uu shaqadii uga joojiyay Agaasimaha guud ee Wasaaraddaas.

Karar Shukri Doomey oo ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka ayaa waxaa shaqada laga joojiyay,kadib markii ay Cabasho ka soo yeertay qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda in uu sameeyay Curyaamin shaqo.

- Advertisement -

Shaqada Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka ayaa si KMG ah waxaa loogu dhiibay Dr.Xuseen Cali Axmed.

Hoos ka Akhriso Warqada shaqo joojinta. 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories