HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay doorashada Galmudug iyo go’aankii wasaaradda arrimaha gudaha

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay doorashada Galmudug iyo go’aankii wasaaradda arrimaha gudaha

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa maanta waxa uu gaaray magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen qaar ka mid ah madaxda maamulkaas.

Axmed Ducaale Gelle ayaa ka hadlay safar uu uga maqnaa deegaanada maamulka Galmudug isaga oo faah-faahin ka bixiyay waxyaabihii u soo qabsoomay isaga oo aad uga hadlay xaladda Galmudug.

- Advertisement -

Go’aankii ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda fedraalka Somalia ee aheyd in doorashada madaxtinimo ee maamulka Galmudug ay ku dhaceyso wakhtigii loogu talagalay ayuu si kulul uga hadlay madaxweyne Xaaf.

Isaga oo ka hadlayay arrintaas ayuu sheegay in Galmudug aysan aheyn maamul cusub oo hadda la dhisayo isala markaana aan loo baahneyn in wasaaradda arrimaha gudaha ay ka hadasho doorashada iyo sida ay ku dhaceyso.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories