HomeWararDaacish oo sheegatay mas’uuliyadda Askar lagu dilay dalka Nigeria

Daacish oo sheegatay mas’uuliyadda Askar lagu dilay dalka Nigeria

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hadal-qoraal oo ay Kooxda Daacish soo saartay ayey ku sheegteen inay 12 Askari ku dileen Saldhig Milliteri oo ku yaalla Gobalka Borno ee W/bari ee dalkaasi. Weerarkaasi ayaa lagu tilmaamay inuu ahaa mid aad u cuslaa, isla markaana ay labada dhinac in muddo ah dagaalameen. Dhowr weerar oo dhacay dhowr maalmood ka hor waxay Warbaahinta […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ay Kooxda Daacish soo saartay ayey ku sheegteen inay 12 Askari ku dileen Saldhig Milliteri oo ku yaalla Gobalka Borno ee W/bari ee dalkaasi.

Weerarkaasi ayaa lagu tilmaamay inuu ahaa mid aad u cuslaa, isla markaana ay labada dhinac in muddo ah dagaalameen.

- Advertisement -

Dhowr weerar oo dhacay dhowr maalmood ka hor waxay Warbaahinta Gudaha ee dalkaasi ku sheegeen in lagu dilay  ugu yaraan 35 qof, kadib, markii ay dabley hubeysan weeraro ka geysteen 3 Tuullo oo ku taalla W/bari ee dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories