HomeWararAkhriso:-Magacyadda Sarkaalkii u dhashay Uganda ee isku dilay Muqdisho iyo Haweeneydii ...

Akhriso:-Magacyadda Sarkaalkii u dhashay Uganda ee isku dilay Muqdisho iyo Haweeneydii uu dhaawacay

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Mid ka mid ah Warbaahinta dalkaasi waxa uu qoray magacyadda  Sarkaalkii Ugandhese-ka ee dhaawaan isku dilay magaalladda Muqdisho, ka hor inta uusan dilin haweeney ka tirsanayd isla Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo la hadal hayo inay saaxiibo ahaayeen.

Afhayeenka Ciiddanka Difaaca Uganda ee UPDF, Richard Karemire waxa uu fahafaahin dheeraad ah ka bixiyey Kabtankii ka tirsanaa Ciiddanka Uganda ee qeybta ka Hawlgalka AMISOM ee dhawaan isku dilay Muqdisho iyo haweeneydii ka tirsanayd Ciiddanka ee uu toogashadda ku dhawaacay.

Afhayeenka waxa uu u sheegay Shabakadda Wararka ee edge.ug inay Toogashadaasi bilowgii isbuucan ka dhacday Saldhig Ciiddanka AMISOM ku leeyihiin magaalladda Muqdisho.

Sarkaalka is-dilay waxaa lagu magacaabi jirey Kabtan Edward Ssebagala, halka Askariyadda uu dhawaacay lagu magacaabo Dable Jackie Nabifo, taasi oo uu la sheegay inay haatan xaalladeeda soo hagaagayso.

Afhayeenka Ciiddanka Difaaca Uganda ee UPDF, Richard Karemire waxa uu Tacsi u diray Sarkaalka isku dilay isagoo Hawlgal u joogay dalka Somalia,wuxuuna haweeneyda ka tirsan Ciiddanka Uganda ee la dhawaacay u rajeeyey caafimaad degdeg ah.

Saraakiisha Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ayaa la sheegay inay bilaabeen baaritaanadda waxa sababay dhacdadaasi ee isku dilay Kabtan Edward Ssebagala, kuna dhaawacay saaxiibtiisa, Jackie Nabifo oo ay ka wada tirsanaayeen Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM.

Bishii la soo dhafaay ee May 13-dii, 4 Askari oo Ugandhese ah ayaa waxay isku dhex dileen Xeradda weyn ee AMISOM ku leeyihiin magaalladda Muqdisho, mana kala cadda sababihii ay isku khaarijiyeen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories