HomeWararAbwaan Sangub oo Goor dhow ku Geeriyooday Magaalada Addis Ababa

Abwaan Sangub oo Goor dhow ku Geeriyooday Magaalada Addis Ababa

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

War Goordhow naga soo gaaraya Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa waxaa uu sheegayaa in saakay halkaasi Isbitaal ku yaalla uu ku geeriyooday Abwaankii Soomaaliyeed ee Maxamuud Cabdullahi Ciise “Sangub”.

Abwaanka ayaa waxaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay uu ku xanuunsanayay gudaha Magaalada Addis Ababa,isla markaana saakay uu ugu geeriyooday xanaanukaas haayay.

Geerida Allaha u naxariistee Sangub ayaa waxaa xaqiijiyay Abwaanka Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Xirsi Dhuux Maxamed.

Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise “Sangub  ayaa waxaa uu ahaa Nin Caan ah,kaasi oo gayiga Soomaaliyeed siweyn looga yaqaanay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories