HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan muhiim ah yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan muhiim ah yeelanaya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 17-Bisha June 2019, ayaa waxaa uu yahay akhrinta 1-aad wax ka bedelka Sharciga Iibka Qaranka. Xalay ayaa waxaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 17-Bisha June 2019, ayaa waxaa uu yahay akhrinta 1-aad wax ka bedelka Sharciga Iibka Qaranka.

- Advertisement -

Xalay ayaa waxaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya lagu wargeliyay in Maanta uu jiro kualnka,isla markaana laga doonayo inay ka soo qeyb galaan.

Kulankii Golaha Shacabka ay yeelan lahaayeen Maalintii Sabtida aheyd ee la soo dhaafay ayaa waxaa uu u baaqay sababo la xiriira Kooram la’aan,hayeeshee kulankooda Maanta ayaa saacadaha soo socda ka furmaya Magaalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories