HomeWararXildhibaan ka tirsan Somaliland oo Maanta xabsiga laga sii daayay

Xildhibaan ka tirsan Somaliland oo Maanta xabsiga laga sii daayay

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulka Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta xabsi ku yaalla halkaasi laga sii daayay Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland.

Ciidamada amniga Somaliland ayaa xabsiga ka sii daayay Xildhibaan Axmed Maxamed Dhakool,kaasi oo mudooyinkii dambe ku xirna Xabsi ku yaalla Magaalada Hargeysa.

Xariga loo geystay Xildhibaan Dhakool ayaa yimid,kadib markii lagu eedeeyay in maalinta 18-ka May uu ku sheegay inay tahay maalin u gaara reer kamid ah Beelaha dagan Somaliland.

ku dhawaad 2 Bilood ayuu ku xirnaa Xabsi ku yaalla Magaalada Hargeysa Xildhibaan Axmed Maxamed Dhakool oo ka ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland,hayeeshee Maanta ayaa laga sii daayay.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories