HomeCaalamkaMuhaajiriin u dhashay Venezuela oo dooni la degtay

Muhaajiriin u dhashay Venezuela oo dooni la degtay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Ugu yaraan 30 Muhaajiriin ayaa lagu la’ yahay dooni nooca dheereysa oo la quustay, xilli ay ku sii jeedeen Jesiiradda Kurakao oo ku taalla Koonfurta badda Kareebiyaanka, oo qiyaastii 65 KM dhanka Waqooyi kaga toosan Xeebaha dalka Venezuela.

Doonida ayaa la sheegay inuu Jimcihii ka ambabaxday tuulo ku taalla W/galbeed ee dalkaasi, iyadoo ay saarnaayeen 30 ilaa 35 qof, sida laga soo xigtay xubno ka tirsan qoysaskodoa.

- Advertisement -

Maydka nin xirnaa xaakadaha badbaadada ayaa laga helay meel ku dhow Gacanka Bullenbaay, sida laga so oxigtay hadal ka soo baxay Ciiddanka Ilaaladda xeebaha.

Waa shilkii 3-aad oo ay doonyo ay la socdaan Muhaajiriin u dhalatay dalka Venuzela oo ku degtay badda bishii hore, waxaana la la’ yahay dad tiradooda guud dhan tahay 80-qof.

Labadii dooni ee ka horreeyey waxay ku sii jeedeen dalka jesiiradaha mataanaha ah ee lagu magacaabo Tirinado iyo Tobago

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories