HomeCaalamkaDalxiisayaal u dhoofi doona Saldhiga Caalamiga ee Hawada Sare

Dalxiisayaal u dhoofi doona Saldhiga Caalamiga ee Hawada Sare

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Hay’adda Duulista Hawada Sare ee dalka Maraykanka ee NASA waxay shaacisay inay sannadka soo socda bilaaabi doonaan Duullimaad Ganacsi oo lagu tagayo Saldhiga Caalamiga ee Hawada Sare ee  (The International Space Station (ISS).

Hay’adda NASA waxay sheegtay in Kharajka  Duullimaadkaasi ee halkii habeen lagu kireysan doono lacag dhan 35,000 oo Dollar

- Advertisement -

Madaxa Guud ee Hay’adda NASA ugu qaabilsan Maaliyadda, Jeff DeWit ayaa ka sheegay magaalladda New York inay NASA u furayso Saldhiga Caalamiga hawlo ganacsi iyo Suuq-geyn aan hadda ka hor la samynin, iyadoo ay 2 Shirkad ku qaadi doonaan Dalxiisayaasha lagu Gaadiid la horumariyey oo lagu kala magacaabo Dragon iyo Starliner, kuwaasi oo aan weli la dhamasytirin.

Gaadiidkaasi waxaa la sheegay inay diyaar noqon doonaan dabayaaqada sannadkan 2019-ka, balse, jadwalka waxa la shaacin doona natiijadda tijaabooyin is-xigxiga oo ku aadan in la bilaabo Duulistaasi.

Hawlgaladda Gaarka ee Duullimaadyada waxa la sugayaa marka ugudhaqsiyaha badan  ilaa sannadka soo socda ee 2020-ka .

- Advertisement -

Duullimaadyada Saldhigga Caalamiga ee Hawada Sare waxaa la joogi doonaa ilaa 30-maalmood, iyado tobanaan Cirbixiyeeno Gaar ah booqan doonaan Saldhigga Dayax-gacmeedka Caalamiha ee ISS sannadkiiba

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories