HomeCaalamkaSawirro:-Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo gaaray Magaalada Khartoum

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo gaaray Magaalada Khartoum

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Khartoum ee Caasimadda dalka ee Suudaan,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Khartoum kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan Golaha Militariga Suudan iyo Mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa waxaa la filayaa in uu kulamo ka qaato Golaha Militariga Suudan iyo Isbahaysiga Xooggagga Xoriyadda iyo Is-beddelka, inta uu booqashada ku joogo dalkaas.

Sidoo kale inta uu Magaalada Khartoum ee Caasimadda dalka ee Suudaan ku sugan yahay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa uu dhex-daadin doonaa hogaamiyayaasha milatariga haya talada dalka Sudan iyo isbahaysiga kooxaha dibad-baxayaasha.

Dhinaca kale Ururka Midowga Afrika ee AU ayaa ku dhawaaqday inay joojiyeen Xubinnimadda dalka Suudaan Kadib, markii ay Milliteriga dalkaasi toogasho ku dileen  Tobanaan Dibadbaxayaal ah.

- Advertisement -

Qoraal la soo dhigay Barta Twitterka ee Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Afrika  ayaa lagu sheegay in la joojiyey  inay Suudaan qeyb ka noqoto Hawlaha Midowga Afrika, ilaa laga dhisayo Dowlad Rayid oo ah qaabka keliya ee Suudaan kaga bixi karto  Xiisadaha ka taagan dalkaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories