HomeCaalamkaSawirro:-Ciidan dhamaystay Xilli-hawleedkooda AMISOM oo la abaal mariyey

Sawirro:-Ciidan dhamaystay Xilli-hawleedkooda AMISOM oo la abaal mariyey

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

50 Sarkaal oo u dhashay dalka Uganda oo la shaqeynayey Hawlgalka AMISOM ayaa shalay lagu abaalmariyey Billado kaalintii ay ka qaateen Dib-u-soo-celinta Hawlaha Ammaanka iyo Nabadda ee Somaalia. Taliyaha Ciiddanka AMISOM, Jeneral Tigabu Yilma Wondimhunegn oo ka hadlay Munaasbaadda lagu abaalmarinayey Saraakiishaasi waxa uu ku ammaanay sida daacadda leh ee ay uga shaqeeyeen Nabadda iyo […]

- Advertisement -

50 Sarkaal oo u dhashay dalka Uganda oo la shaqeynayey Hawlgalka AMISOM ayaa shalay lagu abaalmariyey Billado kaalintii ay ka qaateen Dib-u-soo-celinta Hawlaha Ammaanka iyo Nabadda ee Somaalia.

Taliyaha Ciiddanka AMISOM, Jeneral Tigabu Yilma Wondimhunegn oo ka hadlay Munaasbaadda lagu abaalmarinayey Saraakiishaasi waxa uu ku ammaanay sida daacadda leh ee ay uga shaqeeyeen Nabadda iyo Ammaanka ay ku naalloonayaan dadka iyo Dowladda Somalia, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Saraakiisha AMISOM ee in ka badan 6 bilood ka shaqeeya Xarumaha dhexe ee AMISOM  waxaa lagu abaal-mariyaa  Billaddaha Ururka Midowga Afrika  ee lagu xaqiijinayo hawshooda.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories