HomeMaqalDhageyso:-Ciidanka Xooga oo gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab

Dhageyso:-Ciidanka Xooga oo gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya ayaa howlgal waxaa ay ka sameeyeen duleedka deegaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose,iyagoo gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab.

Ciidanka Xoogga ayaa sheegay in Sarkaal lasoo qabtay Al-shabaab uu kamid ahaa muddo  10-sanno ah,isla markaana u qaabilsanaa dhanka sahminta weerarada,kaasi oo magaciisa ku sheegay Ibraahim Lujindo Maxamed.

Taliska guutada 11-aad qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Maxamed Badal Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Ninkaas ay qabteen xogtiisa ay horey u hayeen,sidaasina lagu qabtya,waxaana uu xusay inay gacanta ay ku dhigeen Ciidanka xoogga ee ka howlgala Aaga Baar-sanguuni.

Sidoo kale Taliyaha ayaa waxaa tilmaamay in Ibraahin uu ka soo qeyb qaatay dagaal horey uga dhacay Gobolka Gedo oo uu kamid ahaa deegaankii dhexmaray Al-shabaab iyo Ciidanka Kenya ee dhacay deegaanka Ceel-Cade ee Gobolkaas.

Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland mararka qaarkood waxaa ay howlgalo ka dhan Al-shabaab ka sameeyaan deegano dhowr ah oo ka tirsan Jubbooyinka.

Hoos ka Dhageyso Codka Taliye Maxamed Badal Xasan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories