HomeWararQaxooti ay ku jiraan Soomaali oo laga daad-gureeyay Xarun ku taalla Libiya

Qaxooti ay ku jiraan Soomaali oo laga daad-gureeyay Xarun ku taalla Libiya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Afhayeenka  Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR, Babar Balooj ayaa sheegay inay shaqaalaha Hay’adda ay 96 Qaxooti ah shalay galab ka soo daad-gureeyeen Xeradda dadka lagu hayo ee Zintan oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee Tripoli. Afhayeenka oo la hadlay Suxufiyiinta ayaa sheegay inay Qaxootigaasi ay ku jiraan Muwaadiniin ka soo kala jeeda dalalka Somalia, Eritrea, Ethiopia […]

- Advertisement -

Afhayeenka  Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR, Babar Balooj ayaa sheegay inay shaqaalaha Hay’adda ay 96 Qaxooti ah shalay galab ka soo daad-gureeyeen Xeradda dadka lagu hayo ee Zintan oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

Afhayeenka oo la hadlay Suxufiyiinta ayaa sheegay inay Qaxootigaasi ay ku jiraan Muwaadiniin ka soo kala jeeda dalalka Somalia, Eritrea, Ethiopia iyo 2 ilmo oo maalmo ka hor dhashay.

- Advertisement -

Waxa u uintaasi ku daray inay Qaxootigaasi  ku sii nagaan doonaan Dhismo Jaamacadeed, ilaa laga soo dhamaystirayo daad-gureyntooda, iyadoo loo qaadi doono dalal dibedda oo ay ka heleen Dib-u-dejin.

Dhinaca kale, Afhayeenka  Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR, Babar Balooj waxa uu tilmaamay inay Hay’adda haatan Qaxootigaasi siinayaan Cunto, Hoy, Daaweyn iyo Taageero dhanka Cilmi-nafsiga si maskaxiyan loogu illowsiiyo Walbahaarkii hore ee ay ka soo qaadeen Xarunta dadka lagu hayo ee Zitaan.

Xaalladda  Xeradaasi oo ay haatan ku xaniban yihiin 654 Qaxooti kale ayaa la sheegay inay ka jiro xaallad aad u daran oo khatar ku ah caafimaadka iyo iyadoo aad u buux dhaaftay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories