HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo dadweyne farabadan kula Ciiday Daljirka Dahsoon

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo dadweyne farabadan kula Ciiday Daljirka Dahsoon

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Md. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa boqolaal shacab ah kula hadlay Taalada Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere xilli halkaasi ay ka socotay dabaal-daga farxada Ciidul Fitriga. Waxa uu shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay farxada ciida asigoona kula dar-daarmay in laga wada shaqeeyo midnimada iyo wada jirka. Sanadkaan kan xigana […]

- Advertisement -

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Md. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa boqolaal shacab ah kula hadlay Taalada Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere xilli halkaasi ay ka socotay dabaal-daga farxada Ciidul Fitriga.

Waxa uu shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay farxada ciida asigoona kula dar-daarmay in laga wada shaqeeyo midnimada iyo wada jirka. Sanadkaan kan xigana uu eebe ugu baryay in ay ku gaaraan Nabad, Horumar iyo Barwaaqo.

- Advertisement -

Waxaan ugu hambalyeey naaya guud ahaan umada Soomaaaliyeed ee Muslimiinta ah gaar ahaan shacabka ku dhaqan 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir munaasabada ciidul fidriga.

Hambalyo hambalyo hambalyo nabad iyo baraara ku ciida waxaan ilaahey ka rajeyneynaa in ciidaan ciideyda kale uu ilaahey nagu gaarsiiyo horumar. bash bash iyo barwaaqo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories