HomeWararMillitariga Suudaan oo ku dhawaaqay in ay Doorasho qaban doonaan

Millitariga Suudaan oo ku dhawaaqay in ay Doorasho qaban doonaan

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Taliyaha Ciidanka Millitariga Dalka Suudaan, Jeneral; Abdel Fattah al-Burhan, ayaa Maanta oo Talaada ah ku dhowaaqay in Bisha 9-aad ee Sanadkan ay dhici doonto Doorasho. Tallaabadan ayaa timid markii uu bur-buray heshiiskii ay horay u gaareen Golaha ku meel gaarka ah ee Millitariga Suudaan iyo qaban-qaabiyeyaasha dibed baxyadii lagu riday Cumar Xasan Al-Bashiir. Ciidanka Millitariga […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Millitariga Dalka Suudaan, Jeneral; Abdel Fattah al-Burhan, ayaa Maanta oo Talaada ah ku dhowaaqay in Bisha 9-aad ee Sanadkan ay dhici doonto Doorasho.

Tallaabadan ayaa timid markii uu bur-buray heshiiskii ay horay u gaareen Golaha ku meel gaarka ah ee Millitariga Suudaan iyo qaban-qaabiyeyaasha dibed baxyadii lagu riday Cumar Xasan Al-Bashiir.

- Advertisement -

Ciidanka Millitariga Suudaan ayaa xoog ku kala eryay mudaharaadayaasha, kuwaas oo fariisimo ka samaystay afaafka hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo xarumo kale oo muhiim ah, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ku dhowaad 30 Qof oo Shacab ah.

Jeneraal Burhaan, ayaa intaa ku daray in ay doorashadu ka dhici doonto dhammaan Dalka oo idil, isla markaana ay goob joog ka ahaan doonaan kormeeryaal ka kala socda Gobolka iyo caalamka intuba.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories