HomeWararMadaxda Qaranka oo boqolaal shacab ah masjidka Isbaheysiga kula tukaday salaadii Ciidul...

Madaxda Qaranka oo boqolaal shacab ah masjidka Isbaheysiga kula tukaday salaadii Ciidul Fitriga

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Iyadoo maanta magaalada Muqdisho siweyn looga ciiday munaasabadda Ciidaul Fitriga ayaa madaxda Qaranka waxaa ay boqolaal dadweyne ah Salaadda Ciida ay kula oogeen Masjidka Isbaheysiga ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanaka federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya,raiiusl wasaaraha Dalka Mudane Xasan Cali Khayre,madax kale oo ka tirsan Dowladda,xubnaha golayaasha kaladuwan ee dowladda ayaa si wad jir ah boqolaal dadweyne ah ugala dukaday salaadda Ciida Masjidka Isbaheysiga ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaaliya mudane cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa dhankiisa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay dabaal dega ciida,isagoo u rajeeyey in ilaahay uu dhibta ka saaro,sanadkan sanadkiisana auu ku gaarsiiyo guul iyo barwaaqo.

Madaxdan ayaa shacabka Soomaaliyeed dhamaantoodi ugu hambalyeeyey dabaal dega munaasabadda ciidul fitriga,maadaama ay guteen waajibaadkii alle uu saaray,isalamarkaana waxaa ay u rajeeyeen umadda Soomaaliyeed in ilaahay uu dhibta ka saaro.

Guud ahaan Soomaaliya iyo muslimiinta kale ee dunida kunool ayaa waxaa ay oogeen salaada cida meelo kaal duwduwan,iyagoo farxadda isala wadaagayay,maadaama ay dhamaatay bishii barakeysanayd ee Ramadaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories