HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray Hambalyo Baaqna u jeediyay

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray Hambalyo Baaqna u jeediyay

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitriga.

Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle ka baryay inuu naga Aqbalo Soonkii iyo Acmaashii wanaagsaneyd ee Ummada Muslimiinta ay guteen gaar ahaan intii lagu guda jiray Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inat garab istaagaan dadka tabaaleysan,isla markaana laga wada shaqeeyo dantaguud oo ugu horreyo amniga.

Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale ku guubaabiyey Ummadda Soomaliyeed inay gacmaha isqabsadan,isla markaana laga wada shaqeyo sidii loo rumeyn lahaa himilada iyo hiigsiga dowladda Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories