HomeCaalamkaSawirro:-Dowladda Masar oo loo gacan geliyey Nin aad loo baadi-goobayey

Sawirro:-Dowladda Masar oo loo gacan geliyey Nin aad loo baadi-goobayey

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Telefishinka Dowladda Msaar waxa uu saaakayto shaaciyey in Dowladda Masar loo soo gacan geliyey nIn la sheegay inuu yahay Ninka ugu sarreeya Kooxaha Argagixisadda ee dalkaasi. Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegayHishaam Al-ashmaawi, oo loo yaqaanoAbu Cumar Al-mujaahir ayaa waxa lagu eedeynayaa inuu ka dambeeyey dhowr weerar oo ka dhacay Masar iyo Hawlgalo Khaarajin oo loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefishinka Dowladda Msaar waxa uu saaakayto shaaciyey in Dowladda Masar loo soo gacan geliyey nIn la sheegay inuu yahay Ninka ugu sarreeya Kooxaha Argagixisadda ee dalkaasi.

Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegayHishaam Al-ashmaawi, oo loo yaqaanoAbu Cumar Al-mujaahir ayaa waxa lagu eedeynayaa inuu ka dambeeyey dhowr weerar oo ka dhacay Masar iyo Hawlgalo Khaarajin oo loo geystay Sarkaal Sare oo ka tirsan Dowladda Masar.

- Advertisement -

Diyaaradii lagu soo qaaday Eedeysanahaasi iyo nin ilaaliye u ahaan jiray oo laga soo qabtay dalka Liibiya waxaa laga dejiyey Garoonka Calaamiga ee magaalladda Qaahira.

Hishaam Al-ashmaawi Abu Cumar Al-mujaahir oo dabayaaqadii sannadkii hore lagu qabtay magaalladda Derna ee dalka Liibiya, waxa uu horey uga ahaa Sarkaal sare oo ka tirsan Ciiddanka Khaaska ee dalka Masar, wuxuuna sannadkii 2000 ka qalin jebiyey Kulliyadda Milliteriga ee dalkaasi.

Dowladda Masar waxay sheegtay inuuHishaam Al-ashmaawi Abu Cumar Al-mujaahir madax ka ahaa Shabakadda Ansaar Al-islaam, waxaana isagoo ka maqan lagu xukumay dil, kadib, markii lagu helay  inuu ku lug lahaa dilkii 22 ka tirsan Askarta Ilaaladda Xuduudaha Masar oo sannadkii 2014-kii lagu dilay xuduudka Liibiya.

- Advertisement -

Soo-dhiibistiisa ayaa timid, kadib, markii uu Madaxa Hay’adda Sirdoonka Masar, Cabaas Kamaal tegay magaalladda Benqaasi ee dalka Liibiya, halkaasi oo uu kula kulmay Taliyaha Ciiddanka Bariga Liibiya, Khaliifa Xaftar.

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2019-05-29 00:29:55Z | http://piczard.com | http://codecarvings.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts