HomeCaalamkaDowladda Iiraan oo shuruud ku xirtay inay wada hadlaan Mareykanka

Dowladda Iiraan oo shuruud ku xirtay inay wada hadlaan Mareykanka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Iiraan, Xasan Ruuxaani waxa uu maanta sheegay inay Maraykanka la bilaabi karaan Wada-xaajood, haddii ay dalkiisa ka qaadaan Cunaqabataynta saaran. Hadal-qoraal oo uu soo saraay oo laga baahiyey Telefishinka Iiraan ee ku hadla Afka Englishka ee PRESS TV waxa uu Madaxweyne Xasan Ruuxaani sheegay inay furan yihiin Albaabadda Wada-xaajoodka, loona baahan yahay inay Maraykanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Iiraan, Xasan Ruuxaani waxa uu maanta sheegay inay Maraykanka la bilaabi karaan Wada-xaajood, haddii ay dalkiisa ka qaadaan Cunaqabataynta saaran.

Hadal-qoraal oo uu soo saraay oo laga baahiyey Telefishinka Iiraan ee ku hadla Afka Englishka ee PRESS TV waxa uu Madaxweyne Xasan Ruuxaani sheegay inay furan yihiin Albaabadda Wada-xaajoodka, loona baahan yahay inay Maraykanka qaadaan Cunaqabataynta iyo inay xaqiijiyaan ballamada ay qaadaan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, La-taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, John Bolton waxa uu ku eedeeyey Iiraan inay ku lug lahaayeen weerarkii bishan lagu qaaday Maraakiibta shidaalka ee marayey  meel ka baxsan Xeebaha dalka Imaaraadka.

Dowladda Iiraan waxay horey u beenisay Eedeyntaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts