HomeCaalamkaMilliteriga Suurya iyo Israa’iil oo Duqeyn Isweydaarsaday iyo Khasaaro ka dhashay

Milliteriga Suurya iyo Israa’iil oo Duqeyn Isweydaarsaday iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inuu Hal Askari ku shahiiday, mid kalena ku dhaawacmay Gantaal ku habsaday gaari Milliteri oo marayey Deegaanka Tel Al-shaar ee Gobalka Quweytara ee u dhow Buuraha Golan Haytiska. Milliteriga Israel waxay ku xaqiiyeen weerarkaasi qoraal ay soo dhigeen Baraha Bulshada, waxayna sheegeen inay duqeyntaasi jawaab-celin u ahayd Ciiddanka […]

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inuu Hal Askari ku shahiiday, mid kalena ku dhaawacmay Gantaal ku habsaday gaari Milliteri oo marayey Deegaanka Tel Al-shaar ee Gobalka Quweytara ee u dhow Buuraha Golan Haytiska.

Milliteriga Israel waxay ku xaqiiyeen weerarkaasi qoraal ay soo dhigeen Baraha Bulshada, waxayna sheegeen inay duqeyntaasi jawaab-celin u ahayd Ciiddanka Dowladda Syria oo iyagu Gantaalka Lidka Diyaaradaha la gefay Diyaarad Dagaal oo ay Israel lahayd.

- Advertisement -

Hadalka Israal waxa uu soo baxay, kadib, markii uu Telefishinka Dowladda Syria ee Al-Ekhbaariya sheegay in Hal Askari ku shahiiday, mdi kalena ku dhaawacmay duqeyn ay Israel ku soo qadaeen Gobalka Quneytra ee deriska la ah Buuraha Golan Haytis oo ay Israel xoogga ku haystaan.

Si kastaba ha ahaatee, duqeynta ay Syria iyo Israel isweydaarsadeen ayaa ku soo beegantay iyadoo ay xiisado ka taagan tahay colaadda u dhexeysa Dowladaha Iiraan iyo Maraykanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories