HomeWararWasaaradda Caafimaadka oo fuliyay Go’aan laga soo saaray Shirka Golaha Wasiirada Somalia

Wasaaradda Caafimaadka oo fuliyay Go’aan laga soo saaray Shirka Golaha Wasiirada Somalia

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

War ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu  wargeliyay Hay’adaha UN-ka ee wadashaqeynta kala dhexeeyso Wasaaradda in aysan mar dambe shirar uga qeyb gelin Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Sidoo kale Wasaaradda ayaa Hay’adaha UN-ka ugu baaqday in Shirarka ay ku qabtaan gudaha dalka ama ay u warejiyaan dalalka deriska la’ ah Soomaaliya sida Itoobiya iyo Uganda.

- Advertisement -

Sababta arrintaan loo sameeynayo ayaa Wasaaradda Caafimaadka waxaa ay ku sheegtay in tahay si Wakiiladda Wasaaradda loogu fududeeyo Safarada dhan dibadda ah.

Go’aankaan ayaa dhammaan waxaa lagu wargeliyay Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya kadib Shirkii Golaha Wasiiradda ay yeesheen,isla markaana waxaa loo sheegay in gebi ahaanba ay joojiyaan Hay’adaha wada shaqeynta kala dhexeeyso shirarkii ay ku qaban jireen Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

 

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka oo ku qoran Afka Ingariiska.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories