HomeCaalamkaGuddoomiyihii Baarlamaanka Iiraan oo dib loo soo doortay

Guddoomiyihii Baarlamaanka Iiraan oo dib loo soo doortay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Xildhibaanadda Barlamaanka dalkaasi waxay maanta cod aqlabiyad leh dib ugu doorteen Guddoomiyihii Barlamaanka ee dalkaasi, Cali Larajaani oo xilkaasi hayey tan iyo sannadkii 2008-dii. 155 Cod oo ka mid ah 274-ka Xildhibaan ayuu helay Guddoomiyaha Barlamaanka dalkaasi, iyadoo Labadii Murashax ee la tartamaysay kala heleeen 105 cod iyo 9 cod oo keliya. Sidoo kale, Ku-xigeenka […]

- Advertisement -

Xildhibaanadda Barlamaanka dalkaasi waxay maanta cod aqlabiyad leh dib ugu doorteen Guddoomiyihii Barlamaanka ee dalkaasi, Cali Larajaani oo xilkaasi hayey tan iyo sannadkii 2008-dii.

155 Cod oo ka mid ah 274-ka Xildhibaan ayuu helay Guddoomiyaha Barlamaanka dalkaasi, iyadoo Labadii Murashax ee la tartamaysay kala heleeen 105 cod iyo 9 cod oo keliya.

- Advertisement -

Sidoo kale, Ku-xigeenka 1-aad ee  Guddoomiyaha Barlamaanka dalkaasi waxaa loo doortay Mascuud Pezeshkiyan, halka Ku-xigeenkana loo doortay Cabdul-resa Meseri.

Dhinaca kale, Guddoomiyahay la-doortay ee Barlamaanka ee dalkaasi, Cali Larajaani waxa uu horey u soo noqday Xoghayaha Golaha Srae ee Amniga Qaranka Iiraan, ka hor inta aan Xildhibaanimo looga soo dooranin magaalladda Qoom oo ah magaalladda 7-aad ee ugu ballaaran dalka Iiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories