HomeWararMuwaadin Soomaali-Maraykan oo lagu helay inuu feeray Siyaasi Kenyan ah

Muwaadin Soomaali-Maraykan oo lagu helay inuu feeray Siyaasi Kenyan ah

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maxkamadda Makadara ee magaalladda Nairobi waxaa la soo taagay Jamaal Maxamed oo ah Somali haysta Dhalashada Maraykanka, kaasi oo lagu soo oogay inuu feeray Siyaasi lagu magacaabo Xuseen Maxamed oo horey u ahaa Xildhibaan laga soo doortay Wajeer sannadkii 2017-kii. Eedeysanaha waxaa lagu eedeeyey inuu Siyaasigaasi ka dhigay Naafo, kadib, markii uu ku feeray Xaafadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Makadara ee magaalladda Nairobi waxaa la soo taagay Jamaal Maxamed oo ah Somali haysta Dhalashada Maraykanka, kaasi oo lagu soo oogay inuu feeray Siyaasi lagu magacaabo Xuseen Maxamed oo horey u ahaa Xildhibaan laga soo doortay Wajeer sannadkii 2017-kii.

Eedeysanaha waxaa lagu eedeeyey inuu Siyaasigaasi ka dhigay Naafo, kadib, markii uu ku feeray Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi bishii September 17-dii ee sannadkii 2017-kii.

- Advertisement -

Dhibanaha ayaa la sheegay inay dhaawacyo culus ka gaareen Lugta Bidix, taasi oo sababtay inay naafo noqoto.

Eedeysanaha waxaa kaloo lagu soo oogay inuu si sharci-darro ah ku joogay gudaha dalka Kenya.

Garsooraha Maxkamadda Makadara, Enice Kimaayo waxay sheegtay inuu Eedeysanaha dhibaato gaarsiiyey Dhibanaha oo ay waxyeello xooggan soo gaartay.

- Advertisement -

Garsooradda waxay tilmaamtay in la hayo caddaymo ku filan oo taageeri kara dacwadda loo haysto Eedeysanaha, waxayna hdanka kale dib u dhigtay Xukunkiisa ilaa bisha soo socota ee June.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts