HomeWararFaah faahin dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo

Faah faahin dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Dagaal xoogan ayaa lagu soo waramayaa in ciidamada maamulka Jubaland iyo Al-shabaab uu dagaal ku dhexmaray waxaana ka soobaxaya faah faahino khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas.

Waxa uu yimid dagaalku kadib markii Alshabaab ay wada u galeen kolonyo ay la socdeen ciidanka ilaalada madaxtooyada Jubaland oo kusii jeeday deegaanka Baar-sanguuni ee gobalkaas.

- Advertisement -

Saraakiisha maamulkaas ayaa dalsan u sheegay in ay iska caabiyeen weerar dhabagal ahaa oo Alshabaab ay ku soo qaadeen wax khasaara ahna uusan ka dhalan sida ay ku warameen saraakiishu.

Dhinaca kalana Shabaab ayaa sheegay in ay wada u galeen kolonyo gaadiid ah oo gelbinaysan madaxweynaha Jubaland Amxed Maxamed Islaam Axmed Maddobe.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories